My Real Partner Laylo Cadey

Love

02/08/2009 12:45

• SIRAAJ
SIRAAJ s!

quare01b.gif (3630 bytes)

jacaylbaro

dad jacayl wada hayo

SIRAAJ HOME OF LOVE AND THE REAL PARTNERS EVER IN THE WORLD

LAYLO AND SIRAAJ

abshir wanaaq

Jaceyl-ku Maaha maalin Qura ! Maxaad ka taqaan Maalinta jaceylka Adduunka (VALENTINE DAY) !?

ANIGOO INDHA

LA'  AYAAN JECLAADAY MA HADAAN
INDHO QABO MIYAAN NIMCADAA

INAANTAAN JECLAYEY SOO
NOQO ADOO
NABADA

JOOJI JACAYLKA INTUU JEBKA MARANYAH

Qurbe anoo ku raagoo,
Toban saniyo qaar dheer
Qol riwaayad lagu dhigi,
Indhahaygu ay qaban
Xalaa damac iqaadaan,
Qorshahaan lahaa iyo
Qaraarkii bedelayoo,
Qurfad heeso lagu tumi
Saacado qasiira ah,
Masrah sow ma aan qaban

qiso layaab leh oo aad intan oga boggan doontaan haddii Eebbe idmo,Waxaanan ugu
tala gallay keliya Dadka Xiiseeya arrimaha Jacaylka,aadna ugu taxan ayadoo aan
filayao inaad aad uga heli dontan markad gudahha u gashid Qisadan xiisahah Badan

sheekadan waxay ka dhacday magaalada garowe ee ah magaalo madaxda dalka p/land,
gar ahaan dagmada nugaal
laylo waxay ahayd wakhtigay sheekadan la soo daristay gabadh da,a yar oo jirta 18 sano waxay ku dhalatay magaalada garowe waxaanay waxbarashadeedii ka bilawday
isla magaalda garowe halkaas oo ay ku soo qadatay wax barashadea tii h/dhexe iyo
tii sare laylo waxay ahayd inaan aan waxba ka aqoon jacayl iyo waxa dhex mara wiil
iyo gabadh waxay ahayd gabadh aan ka badin danteeda iyo tan reerkooda ,hadaba
waxay sidaa ahaato ilaa mudo waxa dhacday in ay is bartaan wiil ay isku xaafad
ahaayeen oo la odhan jiray abshir, abshir waxa uu ahaa runtii wiil Allahi
aabuuray u ka dheereeyaay xumaan iyo dhaliiloo idil,

waxa uu ahaa wiil qurux badan oo aad u dabeecad wanaagasan abshir waxaa uu ahaa
nin aqoon leh oo aan la hayn wax balwad ah ama waxay dhalinta kale isticmaalaan si
ay wakhtigooda u daayacaan, hadaba laylo sidaad hore u soo sheegay waxaba ka ma
garanayn jacayl,

balse waxay si kadisa uga hesha wiilkaa abshir ah, waxa dhacaday in uu wiilkiina
isna uu ka helo gabadhaa laylo ah laylo  waa gabadh dabeeda ilaahay u dhaliyay oo
daacad had iyo jeer ugula dhaqanta bulshada ay ku dhex nooshahay hadaba maalin
maalimaha ka mida in ay laylo soo dhex gasho dhalinyaro xaafadaa oo iskugu jirta
wiilal iyo gabdho o iskugu yimdi meel hadha wakhtigaa oo magaalad garowe  ay
ahayd kulayl

in ay halkaa ku kul maan laylo  iyo abshir oo maal mahaaba isku la,aa wakhti ay
ku kulmaam xooga xishooda ahna uu dhex yaalay labadoodaba hadaba abshir ayaan
waxa uu sameeyaay in uu kaco u galo giriga uu dagaanaa oo la hor fadhiyaay waxa
uu si dag dag ah uga oo qaaday buug(book) waxaa uu si dhaqso ah ugu qoray
dhambaal sidan u dhignaa

( walaal waanku salamay mid anan qiimaheda qiiyasi karaan xubnaha ay ka soo
go,aday,     intaa kadib waxaan nahay laba dhalinyaro ah o xafad ku waada nool
hadana aan aqoon dheer isku lahayn balse waxaan rabaa walaal inaan xirrir kula
yeesho ee sedii u aragtaa. hadii u ku qanciyay baaqayagu walaal jawaab dag dag ah
aaan kaa helo. laylo waxan rajaynayaa inaad iga qabasho codsigayga telkaa fariin
iigu so dir 741598

sidaa ayaay u dhignayd dhambaalka Uu soo qoray wana uu soo baxay waxanuu u
dhiibay xamda buugi uu ku soo dhex riday waraaqda waanay ka gudoontay ,

kadib waxay si dag daga u aaday xaafadoodii oo aan ka dhereen isla goobtaa markay
gaadhay qolkedii waxay si dhaqso ah u furtay buugii waxay ka dhex heshay waraaqdii
gal ayaa k siijara waxaa raagsato intay furaysay waxay gadhay guntii waaraaqda
waxanaan akhriday qoraalkii ku yaalay waxay la yaabtay daren ka ku jiray ee ku
wajahnaa wiilkaa iyo rabitaankiisa waxay ilaahay ugu mahadisay sida uu ugu soo
fududeeyaay ,

laylo  waxay garan wayday sida ay uga jawaabto waraaqda maadama ay tay gabadh da,a
yar oo xishoonaysa

jacayl ama rabitankiisu uu ug horeeyo oo mar mar isla yaaban
waxa ay daremayso ee hore uga maqnaa waxay so qaatay mopile , waxayna go,aansatay
inay u qorto message(sms)

waayo xataa codkeea ayay kala baqaysaa waxay isleedahay dadka oo dhan way ku
ogyiin waxaad samaysay, waxay u qornayd sidan dhambaalkii ay kaga
jawaabaysay(walaal salaan sare iga hano, tan labad aad ayaan ugu mahad santay
inaad igaga horeeyso waxaan soo waday wanaan ku soo dhawaynayaa ee dhankayaga hoo
kaagana iga adkee)

iyo ereyo naxariis iyo soo jiidasho ay ku jirto oo dabacsan waxay ku qortay
nomebekii waraaqda ku qornaa isla markiiba waa u so jawabaay waxana ku qornaa
dhambaalaka ereyo ah (dookhaygan kaahelay iyo kaagan iga daray waa isla doonasho
illaah,)

iyo ereyo badan laylo isla markiiba waxay la dhacaday sida uu usoo dhaweeyaay iyo
hanka uu u hayo xirrikeeda,

waxay sila markiiba ku soo dhacay niyadeeda heeso badan oo ay ka midtay (naftayda
agtaadiyo aragaag jeceloo indhahaa ku weheshaadaa,waan ku doonayaayoo anogaba
daraadaa indhihii idaaloo naftaa ku diyaaree hadmaan ku huunooy kulmaynaa)

iyo qaar kale oo badan laylo waxay saadaali naysay aragtida maxamed iyo waxay kala
kumi jacayl keeda curdinkaa waxay sheekadu joogto baqasho iyo telphone waxay
gaadhay kulan waji ka waji ah ah kaasi oo uu soo qaban qaabiyaay abshir
laylo  aya ka aqbashay iyado dheeraysanaysa wakhtiga inta laga gaadhayo balanta
waxa la gaadhay habeenkii balanta ,xamda waxay u labisatay si aanay waligeed u
labisay xaafada waxay u sheegtay in ay u socoto aroos ay leeday gabadh ay isku
iskuul yihiin oo ay caawa halkaaa ku soo daahayso waana la fasaxay madama ay
ogaysiisay reeka meeshay ay u socoto.

Lasoco Cadadka Danbe ee Qisdaani Week gaani
Haduu Ilaahey Yiraahdo WaxaanaUgaaga Bogan Doontaan Indhahiina Iyo qalbigiina oo
Dagan Iyo Markaasi Baad Fahmi Doontaan Macaha Qisadaani

Maqaalo Jacayl

Waa maxay Jacayl yaase dhadhamiyay?
Markii lasii lafa gurey ama lasii gunbaarey oo hadana
si gaar ah loo sii raad raacey ayaa waxaa baryahan
dambe aad u batay in kooxa badan oo lamaanayaal
caashaq wadaaga wada socodkoodu ama wada jirkoodu
yahay mid aanan dhaafsiisneyn mid ku kooban iska
helid.

Beenta iyo Khayaanadu waa Burburiyaha Jacaylka
Inta badan waxaa dhacda in labo qof oo Lamaane ah ay si kedis ah oo lama filaan ah isu gariifaan amaba ku kala tagaan, waxaana inta badan kala tagoodaas ama is gariifkooda sabab looga dhigaa bilowga haasawahooda oo ay ku unkaan been & hadalo aan jirin oo khayaano ah

Umaleey jacayl
Weli jaar ma noqoteen?
Jid ma wada lugeyseen?
Ma la cuntay jidiin wali?
Jihaad ma isku aragteen?
Jiidhkaad ka dhalatiyo?
Ma kaa jaray dadkiinii?
Gooni socod makaa dhigay?

Umaleey Jacayl
Wali jiif ma kugu helay?
Jir-jirada ma kaa galay?
Hadba dhinac ma ku jaray?
JIbaadka iyo taahii
Jeerdhaaf ma oydoo
Ilmo jagac ma kaa tidhi?

Umaleey Jacayl
Jalow ma kula yidhi?
Jarro adag ma kugu xidhay?
Heeryo jaan ma kugu raray?
Jilbahana ma kuu riday?
Waxaad jeefad socotaba
Intuu jalowgii kula dhacay
Lugahaad ku joogtiyo
DHIB BADANAA
qoslay what is jacaylis
MAALINTII NIN JOOGGIYO MAANKEYGA CALAFKIIS!!
HA QOOMMAMEYN HANNA QUUSSAN!!
NABAD IYO CAANO...

Sow kaan badweyntiyo
Ka talaabey qaarado
Sow kaan haweenkiyo
Ka dabbaashey caashaqu
Isma odhan jaceylbaa
Kugu laba kacleyne
Kaa dhigi bukaan socod

Beerkeygu waa boog
Carabkeygu waa dacar
Dhakhtar iga daweeyiyo
Iima dhowa maciine
Nabsaa igu maldahanoo
Iga dhigey mariille
naftaa xagalka daacdoo
Nuux nuuxsi diidaye
Allahayow i garab qabo

Ma dafirin jaceylkuye
Dumarbaa se igu dirray
iga dhigey dugaag aan
Doorbidin wanaagiyo
Hidaha iyo dhaqankaba

Hadaan soo baraarugay
in dumarkeenu yahay dahab
Dhaqankeenu yahay sharaf
Afkeenuna yahay murti
Muuqeenu yahay qurux

Dhagta maqalka qabatiyo
Isha aragga keentiyo
Sanka uduga neefsada
Dhamaan ximnohoo idil
qiimo waxey kulleeyiin
Hablaheena bilicda leh
Qurux loo dhameeyoo
Eebahey ka dhigey kuwa
Ragge u dhega nuguloo
Sharaftiyo xishoodkuna
Nimco
loogu sii daray

Back

Search site

© 2009 All rights reserved.